Villa Soomaaliya oo Shaacisay Qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh u tagay Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur si diirran ugu dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, masuuliyiin Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Madaxweynaha ayaa Galmudug … Continue reading Villa Soomaaliya oo Shaacisay Qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh u tagay Galmudug